Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeqdan raashinka ah oo ay iska soo aruuriyeen dad muxsinin ah oo ku kala sugan gudaha dalka iyo dibadda ayaa loo qeybiyey in ka badan 20 qoys oo dan yar ah kuna nool xaafadaha kala duwan ee magaalada dhuusamreeb.
Qaybinta deeqdaan raashinka ayaa waxaa loo soo wakiisay ururka waabari Jaarati oo ka dhisan magaalada Dhuusamareeb.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.