Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo go’aanno ka soo saartay arimaha la xiriira dhulalka

0
145
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne)  ayaa waxuu waqti u qabtay   dadka dhulalka ku leh dhulka ka baxsan ring rood-ka in ay boosas kooda ku sharciyaystan mudada loo qabtay
Bulshada dhulka ku leh magaalada Kismaayo ee  ka  baxsan ring rood-ka  ayaa lagu maray in ay sharciyestaan dhulkood.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here