Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle oo Tababar u furtay qaar kamid ah Beeraleyda Gobolka Shabellaha Dhexe

0
153

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle ayaa Tababar u qabatay Qaar kamid ah Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe si loo hormariyo wax soo saarka Beeraleeyda Gobolka.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa sheegay in Tababarkaan uu Beeraleeyda Muhiim yahay si loo hormariyo Wax soo saarka Beeraha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here