Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada Kismaayo waxaa inta badan lagu arkaa muruq maalato siyaabo kala duwan Qutulyoomka uga soo raadsaday bartamaha suuq si ay maalinkaa xal ugu helaan maareenta Nolasha Qoysaskooda
Qaar ka mid ah dadka ku xamaasho Gaari Gacanka ayaa Sheegay in ay soo wajahday Suuq Xumo tan iyo markii hoos loo dhigay qiimaha Taxsiga lagu Raaco oo ay shegeen in ay qaadaan waxyabihii ay horey u qaadi jireen sidoo kale waxaa inala hadlay qaar kamid ah dadka sida maalinlaha ah u kirooyo gaari gacanka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.