Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Dhuuso-mareeb ee Caasimada galmudug ayaa la kulma caqabado kala duwan oo ay ka mid tahay in aysan helin fursado shaqo.
Xoghayaha ururka naafada Dhuusamreeb Axmed Ciise Cabdi ayaa sheegayaa in ay jiraan xeerar loogu talagalay in sare loogu qaado xuquuda naafada isagoona codsay in xeerarkaasi uu meel mariyo Maamulka Galmudug.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.