Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bartahamaha Magaalada Kismaayo oo uu maro Haljid oo Laami ah oo ay Badanaa ay Gaadiidka Dowlad iIyo kuwa shacabka ay isticmalayaa ayaa waxaa mararka qaar uu noqdaan Jaam ay sababaan Gaadiidka la dhigto hareeraha Wadada ,waxaana arinkaasi cabasho badan ka muujiyay Darawalada wado Gaadiidka isticmaala wadadaan.
Taliyaha Cusub ee ciidanka Taraafikada Degmada Kismaayo Abdishakuur Dayib Sheekh oo lahadlay warbaahinta Ayaa Faah Faahiyay Go.aanka kasoo Baxay Laanta Nabad Galyada Wadooyinka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.