Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo sheegay iney shaacin doonaa dhismaha hay’ad cusub oo dhanka Caafimaadka ah

0
100
kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya dr Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in horaanta bisha soo socoto ee May ay shaacin doonaan dhismaha hay’ad cusub oo ka shaqeyn soonto hubinta yaa dhaqtar ah yaanan dhaqtar ehayn iyo sidoo kale daawada.
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegay in waayadii dambe ay soo bateen dhaqaatiir cusub oo aanan aqoon ku filan heysanin, iyadoona laga dhaxlay dhibaatooyin badan oo dhanka caafimaadka ah.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here