Magaalada Dhuusamareeb oo laga hirgeliyay xarun lagu baran doono farsamada gacanta

0
147

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xirfada farsamada gacanta ayaa waayadii dambe noqotay mid anfacday dhalinyaro badan oo ka daahay Waxbarashada, kuwo badan oo ka cabanaayey shaqo la`aan maadaama la baraayo xirfad anfici doonto noloshooda iyo walibo tan qoyskooda.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad Goboleedka Galmudug Shaacir Shekow Mohamed  oo wareysi siyey Idaacada  Daar-Dheer ayaa sheegay in wasaaraddu dhawaan magalada  Dhuusamareeb ka fureyso Macad farsamada gacanta lagu barayo dhalinyarada reer Galmudug.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here