Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa waxay ugu baqeen hay’adaha iyo dowlada in la caawiyo gurmada loga gaarsiin bulshada sameen gaar ah ku yeelatya Daadka soo rogmaday bulshada kunool degmada Bardheere ee Gobolka Gedo kuwaas oo waxyeelo u geestay dadka ku nool deegaanka.
Afahyeenka Odayaasha dhaqanka jubbaland iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka oo warbahinta la hadlay ayaa si deg deg ah ugu baqay hay’ada iyo dowada in ay wax ka qabtaan xalada adag ee ka jirta Degmada Bardheere
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.