Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xog-hayaha Ururka Naafada Magaalada Dhuusa Mareeb Axmad Ciise Cabdi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dadka naafada ah ay dhib ku qabaan marista waddooyinka biyuhu fadhiyaan maadama Magaalada Dhuusa Mareeb ay ka daa-een roobaab lixaadle oo saameeyay isu socdka dadweynaha iyo ganacsiga.
Dadka ugu daran saameynta kala kulmay biyaha roobka ee fadhiya qaar kamid ah wadooyinka magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba kuwaasi oo aanan isticmaali Karin wadooyinka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.