Suuqyada magaalada Dhoobley oo laga dareemaayo sare u kac qiimaha Khudaarta

0
144

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa hatan laga dareemaya qudaar yari aad uxoogan taas oo saameeysay qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ganacsatada iibisa qudaarta noocyadeeda kala duwan ayaa sheegay inay soo food saartay suuq xumo maadaama qudaarta noqotay mid kasii yaaraneysa gudaha magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here