Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa Waxey Amaro Ka Soo Saartey Waqtiyada Aadaanka ee Masaajidada Magalada Baydhabo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Awqaafta Iyo Arimaha Diinta KGS Bare Aadan Abdi ayaa Shir Jaraa’id oo uu Qabtay Kaga Hadley Waqtiyada laga wada Aaadami Doona Masaajidada.
Dhanka kale Wasiirka ku-xigeenkas ayaa Sheegay in aan laqaban karin kulan diimeed ama maxaadaro ayadoo aan wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KGS ogolaansho laga haysan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.