Maamulka Cadaado oo bulshada faray in ay furaan Kannaalada Biyuhu maraan

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Roobka Gu’ga uu dhawaan ka curatay Qaar kamid ah Gobalada Dalka ayaa Maamulka Degamda Cadaado iyo culimada waxa ay kormeer ku tageen xaafadaha Degmadaasi Cadaado oo ay sameen ku yeeshay xafafadaha degmadaasi


Agaasimaha mamulka degmada Cadaado iyo gudomiye ku xigeenka ayaa waxay  bulshada ugu baaqeen inay furaan kanaallada biyuhu maraan, si looga badbaado in biyaha roobku ay Magaalada dhex fariistaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here