Dhalinyaro ka baxaday Jamacadaaha ku yaal magaalada kismaayo oo loo abuuray fursado Ganacsi

0
171

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan dhalinyarada soomaaliyeed marka ay bogaan heerka koobada ee jamaacad waxay kuwareeraan halka ay shaqo kaheli lahaayeen iaydoo qaar kood uu nasiibka uhorseedo in ay helaan fursado shaqo oo laxiriira waxa ay soo barteen halkaqaarkoodna ay wayaan

Bangiga Amal oo kaduulaayo hormarinta dhalinyarda deegaanka ayaa waxaa jiro dhalinyaro badan oo kafaaideystay Barnaamijka Dhalinkaab kaaso lagu maalgaliyo dhalinyarda kabaxa Jaamacadaha.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here