Xarunta Xanaanada Xoolaha ee magaalada Rako oo Xariga laga Jaray

0
152

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka Puntland Maxamad Cabdulaahi Axmed ayaa xariga kajaray xarunta daweynta xanaanada Xoolaha deegaanka Rako ee gobolka kar-kaar

Waxaa goob-joog ahaa madasha xarig jarka Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland Maamulka gobolka Kar-kaar iyo mas’uuliyiinta deegaanka Rako ee gobolka kar-kaar.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here