Xildhiban katirsan Dowlada Soomaaliya oo Deegaan Doorashadiisu Ay Tahay Jubbaland oo Ka Hadlay Arimu Dhowr ah

0
436
Kismaayo(Waamo Radio)Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf Xasan Alankey oo ka mid ah baarlamaanka fadaraalka soomaliya deegaaan dorashadiiso ay tahay jubbaland
ayaa ka hadlay xaladaha ka jira deeganada jubbaland sida abaaraha iyo cuna qabanteenti ay dowlada soomaliya dhawanahan ay ku soo rogtay maamulka jubbaland taasoo sameen ku yeelatay bulshada reer jubbaland.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaysa:-Fartuun Nuur Aadan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here