Ururka Dedo Oo Afurin u Sameeyay qoysas barakacayaal ku nool magaalada Baydhabo

0
126

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Hormarinta Degaanka Dedo Ee Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxey Wadaan Deeq Afurin ah Oo ay U Sameynaayaan Dadka Danyerta ah Ee Ku Nool Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo

xili lagu guda jira bisha barkeesan ee raamadan taas oo lagu caawinaya dadka danta yar ee aan heesanin wax ay ku afuuraan

Qaar ka mid gudomiyaasha ururada magaalada Baydhabo iyo qaar ka mid ah xubinaha ururada ayaa sheegay in caawinaad loo sameeyo dadka danta yar ee aan heesanin wax ay ku afuraan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here