Mid ka mid ah Dhalinyarada ka shaqeeya Geerashyada Muqdisho oo ku dhiiray uu waxbarto

0
152

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abshir Siciid Cali waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho isla markaana ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta gaadiidka taasi oo uu nolashiisa ku maareeyo. Wiilkan dhallinyarada ah ayaa ku dhiiraday inuu shaqadan qabto isagoo dhigta heerka 1 aad ee waxbarashada Jaamacada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here