Wasiirka Maaliyadda Jubbaland oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Kismaayo

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Maaliyadda Jubbaland ahmed C/risaaq Mahamed Handal ayaa manta kormeer shaqo ku tagay Dekedda weyn ee magaalada Kismaayo, kormeerka ayaa salka ku hayey sidii loo hormarin lahaa maaliyada Jubbaland.

Kormeerka kadib Maareeyaha Dekeda Kismaayo ayaa ka warbixiyey Kormeerka uu wasiirka wasaarada Maaliyada Jubbaland kusoo gaaray Dekedda weyn ee magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here