Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradan oo ku midoobay magaca Ururka midnimada Hiiraan ayaa qoysaskan oo ku nool kaamka Duugane oo kuyaalla deegaanka Ceeljaalle ee duleedka Baladweyne waxaa ay gaarsiiyeen deeq ay ku anfuraan .
Qoysaskan oo ay saameeysay abaarta ka jirta dalka aya kasoo barakacay deegaano kamid ah gobolka Hiiraan waxaana hada heysta baahiyo ay kamid yihiin Hooy-la’aan ,biyo yari iyo caafimaad daro.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.