Magaalada Baladweyne waxaa kusoo badanaya haweenka ku shaqeysta ha i wareerinta

0
135

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Si nolosha reerkooda ay u maareeyaan haweenka magaalada Baladweyne ayaa dharka nuucyadiisa kala duwan xaafaddaha ugu geeya haweenka kale taasoo loo yaqaano ha i wareerin islamarkana bishii laga qaado lacago lagu heshiiyay.

Haweenkaan oo kunool magaalada Baladweyn ayaa waxa ay dharka kasoo qaataan goobaha ganacsiga iyagoo ka raadiyo lacago ay nolosha reerkooda kumaareeyaan.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here