Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay isku-furka shabakadaha isgaarsiinta dalka

0
151

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay isku-xirka shirkadaha isgaarsiinta dalka in laga faa’iidaayo tartan ganacsi oo xalaala, tallaabadanina ay tahay xuquuq muwaadin iyo fursad cusub oo u abuurmeysa suuqa isgaarsiinta dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shirkadaha Isgaarsiinta ee dalkeenna ku ammaanay garashada ay garteen muhiimadda ay leedahay isku-furka shabakadaha isgaarsiinta ee ka jira dalkeenna.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here