Maamulka degmada Xudur oo dhalinyarada ugu baaqay in ay la yimaadaan fikrado ganacsi

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa xarunta degmada tababar ugu soo xiray dhalinyaro aad u badan kuwaasi oo ka faa’iideystay tababarka oo socday mudo 4 maalin ah.

Gudoomiyaha ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka shaqeyaan horumarinta xirfadahooda ganacsi isla markaasna ay kala shaqeyn doonaan maamul ahaan horumarinta fikradahooda ganacsi loona maalgelin doono.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here