Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyay dadka degmada Baardheere ee Gobalka Gedo 

0
126

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wafdi uu hoggaaminayao guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Mcaallin Cabdulle ayaa laba diyaaradood oo deeq gargaar ah gaarsiiyay magaalada Baardheere oo uu wabiya Jubba ku fatahay.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here