Haweenka ganacsatada yar-yar ku leh Hargeysa oo loo qabtay tababar wacyi-galin ah oo ku saabsan cudurka HIV/AIDS-ka.

0
117

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Xakamaynta HIV-ADIS ee Soomliland ayaa Tababar wacyi-galin ah u qabtay qaar kamida haweenka ganacsatada yar-yar ee magaalada hargeysa. Tababarka ayaa waxa uu  ku saabsanaa xakameynta HIV-ADIS iyo sidii looga hortagi lahaa halistiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here