Maamulka Iskuulka hoose dhexe Dhoobley oo kawarbixiyay baahiyaha waxbarasho ka jiro Iskuulkaasi.

0
187
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhexe Dhoobley oo  ka mid ah iskuulada ku yaala magaalada dhoobley ayaa waxaa kajira baahiyo dhanka waxbarashada ah ku waas oo wax ka qabasha u baahan.
baahiyaha Waxbarasho ee Iskuulka hoose dhexe Dhoobley ka jira ayaa waxaa ka mid ah in ardayda wax ka dhigta iskuulkaasi aysan heysan agab waxbarasho oo dhameystiran.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here