Degmada Balcad oo laga dareemayo Horumar dhanka Waxbarashada ah

0
189

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga Hoose, dhexe ee balcad waxaa wax ka dhigta Caruurta ku nool afarta Xaafaddood ee demada Balcad ay ka koobantahay.

Iskuulkaan ayaa kamid ah kuwa sida lacag la’aanta wax looga barto oo ay la wareegtay Wasaaradda waxbarashada dowlad goboledka Hirshabeelle.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here