Bulshada oo loogu baaqay ka qeyb qaadashada gurmadka Baardheere

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Baardheere waa magaalo ku taalo koofurta somalia waxayna ka tirsantahay Gobolka Gedo, dhawaan waxaa ka da`ay roobab saameyn weyn ku reebay bulshada ku dhaqan magaaladaasi.

Hadaba Masuuliyiinta ugu sareysa Hay’adda Al-Raxma Foundation ayaa bulsho weynta Soomaaliyeed iyo hay`addaha ugu baaqay in loo gurmado dadkii saameynta uu ku reebtay daadadkii xooganaa ee ku dhuftay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here