Deeq lacag ah oo loo qaybiyay dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha

0
55

Hay’adda Hormuud Salaam Gudiga Gancstada Suuqa Bakaaraha iyo Culimaa’uwdiin in mudo ah ku howlanaa gurmadka dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa in ka badan 300 oo qof waxa ay u qeybiyeen lacagtii ay kasoo aruuriyeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Cowke Cali Cali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here