Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin ugu qeybisay degmada Baxdo ee gobolka galgaduud 400 qoys oo saameyn kuyeelatay abaarta kudhufatay dalka.
Waxa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey deeqda raashinka ah maamulka degmada Baxdo ma’uuliyiin katirsan Galmudug iyo madax kasocotay hay’ada Maareynta Musiibooyinka Qaranka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.