Dhalinyarada Ururka SOYHO oo deeq raashiin ah gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Kismaayo

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa lagu jiraa maalmaha ugu horeeyo bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa dhalinyarada ku mideysan Ururka SOYHO waxay deeq raashin oo qeybihiisa kala duwan gaarsiiyeen qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Kismaayo.

Deeqda ayaa ka timid dad muxsiniin waxyna usoo wakiisheen Ururka Dhalinyarada SOYHO.
qaar kamid ah dadkii ka faa`iideystay deeqda raashiinka ee uu bixiyey  dhalinyarada ku mideysan Ururka SOYHO ayaa ka hadlay dareenkooda waxayna umahadceliyeen cid walba oo soo gaarsiiyey.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here