Baracakayaal ku nool Muqdisho oo codsaday in la soo caawiyo

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan oo ku nool kaamka Balan-baalis oo ku yaalla Duleedka magaalada Muqdisho islamarkana degan guryo ka sameysan kartooman iyo Baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro Baco ay ka galaan dhibicda roobka maadaama roobkii guga uu ka curtay qaar ka mid ah  gobalada dalka Soomaaliya.

Qaar kamid ah barakacayaasha ku nool kaamka Balan-baalis ayaa kawarmaya daruuufaha ugu daran ee haaysta xiligaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here