Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka Daah-furtay Qorshaha Cirib tirka Cudurka dabeeysha

0
111
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ayaa waxay magaalada Muqdisha ka  Daah-furtay Qorshaha Degdegga ah ee Cirib tirka Cudurka Dabeysha
munaasabadda ay waxaaa ka soo qeybgalay wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka iyo wakiilada ka socoda hay’ada Caafimaadka Aduunka iyo qaar ka mid ah musuliin ka tirsa Xukumada Faderaalka   ayaa waxay  si Wadajir ah u daahfurey Qorshaha Waxqabadka Degdegga ah ee ciribtirka Dabeeysha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here