Bahda Waxbarada Dhoobleey oo kaalin ka qaato horumarinta Nabadda

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoontu waa sheeyga kali ah ee ay bulsho ku Horumarumarto, waxaana laga maarmaan ay u tahay nolosha bini’adaamka,iyadoo Diinteenuna ay xustay in aysan sinneeyn dadka waxbartay iyo kuwa aan waxba baran.

Hadaba warbixintaan ayaa waxaan uga hadaleyna Doorka ay Bahda waxbarashadu ka qaadan karto Horumarinta Nabada.

Qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhigaa Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley oo aan wareysi layeelanay ayaan wax ka weydiinay Doorka ay Bahda waxbarashadu ka qaadato Horumarinta Nabada.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here