Dhismaha Wadada Kismaayo iyo Afmadoow oo meel wanaagsan maraya

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuca isku tashiga ah ee dhismaha wadada isku xiri doonta degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayaa meel wanaagsan maraya,wadadaan oo muhiim u ah isku socodka degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow ayaa waxaa qaab isku tashi ah u dhisaya dadka deegaanka.

Xildhibaan Riyaaq Cabdi Xasan iyo Xildhibaan Aadan Xareed oo ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha Wadada.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here