Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadda xarig laga jarayay wadada Astaan Hobyo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Xoghayaha Dowladda Hoose ee Gaalkacyo, xubno ka tirsan golaha deeganka Degmada Gaalkacyo, Odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyeen kale.
Dhismaha wadadaan Astaan hobyo ayaa waxay qeyb ka tahay hormarinta kaabisha dhaqalaha Galmudug hay’ada Un-ka iyo Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.