Haween ayuutu ay ku midoobeen noloshooda wax uga badalay

0
180

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayuutadu waa nidaam dhaqaale aruurus ah  oo soo jireen ah taas oo ay ku midoobaan dad isku tagay oo doonaya in ay sameeyaan is badal nololeed iyo kobaca dhaqaale’nidaamkaan ayuuta waxaa inta badan caan ku ah dumarka in kastoo ay jiraan rag fahansan waxaa ay ayuutadu tahay kana faa’iidaysta hadana ragu uma badna marka dumarka la bar bar dhigo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool haween ku midaaysan nidaamka dhaqaalo aruuriska ee Soomalidu ayuutada u taqaan ku waas oo tiro ahaan gaaraya 20 haween ah waxaa ayna mid walba oo iyaga ka mid ah bishii bixisaa dhaqaalo dhan 260 shilinka Soomaliga ah  una dhiganta 10$ doolar  taas oo hadba ay siiyaan qof iyaga ka mid ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here