Shir looga hadlayo ballaarinta Idaacadaha oo ka furmay Kismaayo

0
128
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowlad Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah dowlad goboleedka  Jubbaland.
Furitaanka shirka waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya  Daa’uud Aweys Jaamac iyo xubno ka socda maamul gobolleedyada dalka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here