Beeraleyda magaalada Jowhar oo ka cabanaya cayayaan dhibaato ku haya dalagyada beerahooda

0
161
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeralayda ku nool Magaalada Jowhar ayaa cabasho ka muujiyay CayayaAn dhibaato ku haya dalagyada Berahooda iyo sunta Cayayaanka looga buufiyo beeraha oo aan tayo fiican lahay.

Qaar ka mid ah beeralayda Jowhar ayaa ka warbixiyay dhibaatada uu cayayaanku ku hayo dalagyada beerahaooda  waxaa ayna sheegay in sunta cayayaanka lagu buufiyo ay tahay mid aan tayo lahayn.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here