Dhalinyaro Baladweyne ka bilaabay olole lagu caawinayo dadka danyarta ah bisha Ramadaan.

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga bilaabay olole dhaqaale loogu aruurinayo dadka danyarta ah ee ku nool magaalada si loo gaarsiiyo bisha barakeeysan ee Ramadaan oo ay ka hareen maalmo kooban.

Juweyriya Hassan ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here