Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay Fooda nagu soo heyso Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa Suuqyada qudaarta ee Magaalada Baydhabo laga dareemayaa sara u kac dhanka qiimaha qudaarta lagu kala iibsado waxaa ayna Bulshada si wayn isha ugu wada heysa qudaarta la heli doono kuwa aan la heli doonin iyo qiimahooda.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.