Jaamacadda Daaha faraceeda  Kismaayo oo daahfurtay barnaamij casharada loogu muraajiceynayo ardayda fasalka 12-aad dugsiyada sare.

0
156

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacada Daaha Faraceeda Magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbaada Hoose ayaa ardayda Fasalka 12 aad ee dugsiga sare u daah furtay barnaamij lagu wanaajicaynaayo cashirada inta ka horaysa Imtaxaanka dawlada.

Juweeriya Hassan ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here