Arday kaalmaha hore ka galay imtixaanka oo abaalmarino lagu gudoonsiiyay magaalada Baladweyne.

0
179

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin iyo abaal marino kala duwan lagu gudoonsiinayay ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaanka sanadlaha ahaa ee iskuulka Modern.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here