Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray magaalada Kismaayo.

0
204

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay kaga qeybgali doonaan shir ku saabsan horumarinta Warbaahinta dalka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here