Dhaqaatiirta Magaalada Baladweyne oo bulshada ugu baaqey inay iska ilaaliyaan cudurka busbuska

0
162

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Maxamed Afrax Cismaan oo ku taqasusay cudurada ku dhaca maqaarka kana mid ah dhaqaatiirta ka howlgala Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay iney ka digtoonaadaan cudurka busbuska oo kamid ah cudurada faafa.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here