Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay Ganacsiyo yaryar oo nolosha reerkooda ku mareeyaan

0
168

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro dhameeyay jaamacadaha isla markaana abuurtay fursado ganacsi si ay noloshooda u maareeyaan .

Dhallinyaradan ayaa iibiya dharka nuucyadiisa kala duwan waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here