Deegaanka Jameeco oo soo wajahaday xaalada dhanka nolasha ah

0
86
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Jameeco  oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi Mahadaay ayaa waxay bulshada deeganka soo wajahaday in ay u bahan yihiin in laga caawiyo adeegyada asasiga ah ee noolasha
Qaar ka mid ah bulshada kunool deegaanka deegaanka jameeco  ayaa waxay ka hadleen waxyabaha ay u bahan yihiin in laga caawiyo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here