Hay’adda UNICEF oo mashaariic hormarineed kawado deegaanada dowlad goboleedka Galmudug

0
71

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdigan ka socda hey’adda UNICEF ayaa kormeer ay ku tagay Deegaano dhowr ah oo kuyaal gudaha Dhuusamareeb oo ay mashaariic ka wadaan.

Waxaana hoggaaaaminaya madaxa Hay’adda UNICEF Charles, iyagoona shir kula yeesheen Magaalada Dhuusamareeb madaxda wasaraddaha waxbarashada, Caafimaadka, Gargaarka iyo qorsheyta.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here