Haween ku nool Baladweyne oo nolosha reerkooda ka mareeyaan dhaqista dharka iyo ka shaqeynta guryaha

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duruufaha ku xeeran nolosha reerkooda ayaa haweenkan ku kaliftay inay haweenka asaagoood oo kale ah dharka u dhaqan islamarkana guryaha uga shaqeeyaan iyadoo lacagaha ay ka helan ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda.

Haweenkan ayaa lacagaha loo siiyaan si maalin ah halka kuwa kalana la siiyo bisha marka ay dhamaato.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here