Dowladda hoose ee Baydhabo oo lagu wareejiyay Agab Nadaafadeed

0
200

Kismaayp(Idaacadda Waamo)-Waaxda Cafimaadka Iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo Ayaa Deeq Qalab Nadafadeed Kala Wareegtey Wasaarada Cafimaadka Mamulka Konfur Galbeed geybta Farxalka iyo Nadaafada.

Wareejinta deeqda ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka iyo shaqaalaha dowladda hoose ee degmada Baydhabo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here